Daawo:- Nin Taariikh Cusub ka dhigay aduunka kadib markuu Motor ku dhax kaxeeyay Badweynta

Daawo:- Nin Taariikh Cusub ka dhigay aduunka kadib markuu Motor ku dhax kaxeeyay Badweynta

daajis.com:- Waad la yaabi doontaa markaad fiirsado video kaan cusub oo uu soo giliyay chanel sneakers oo caanka ah.

2 August 2015 ayaa lasoo giliyay muuqaalkaan oo soconaya ilaa afar daqiiqo ku dhawaad.

muuqaalkaan ayaa waxaa uu ku tusanayay wax layaab leh oo lagu tilmaama karo qofka sameeyay qof waalan.

ninkaan ayaa waxaa uu u dhashay Australia ninkaan yaa waxaa uu ku riyoon jiray inuu mar un sameeyo muuqaalkaan laakiin maanta ayuu ku guuleystay waxaa uuna u bixiyay Pipe Dream.

halka uu ku sameeyay ayaa ah xeebta teahupo'o Tahiti goonfurta pasifik.

Daawosho wacan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada