daajis.com:- Farshaxaniistaha Soomaaliyeed ee Amin Caamir ayaa Laba Sawiro xiiso badan ka sameeyay Culayska Siyaasadeed ee Soo wajahay Madaxwaynaha Dawlada Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud iyo Sidoo kale Doorashadii ka dhacday maanta magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose oo markale lagu doortay Axmed Madoobe.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:30 and have
, Published at