Muuqaal Naxdin leh: Dadkii ay ciidamada Itoobiya ku xasuuqeen Halgan

Muuqaal Naxdin leh: Dadkii ay ciidamada Itoobiya ku xasuuqeen Halgan

daajis.com:- Ciidamada Itoobiya ayaa ilaa iyo in ka badan 6 ruux oo rayid ah waxay isbuucii lasoo dhaafay ku xasuuqeen tuulada Halgan ee Gobolka Hiiraan, qiyaasna 80km dhanka Koofureed kagaa beegan magaalada B/weyne.

Ciidamada Itoobiyaanka ayaa weerar ku qaaday Gaari ay saarnaayeen dadkan shacabka ah oo isugu jiray Haween iyo Rag.

Halkan ka daawo muuqaalka dadkii ku dhaawacmay weerarkaas oo haatan lagu dabiibayo Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho oo ka sheekeeynaya sidii ay wax u dhaceen.

Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada