Daawo:- Shacabkii Ugu Yaabka Badnaa ee Soomaaliyeed oo Taariikh Udhigay Maleeshiyaad

Daawo:- Shacabkii Ugu Yaabka Badnaa ee Soomaaliyeed oo Taariikh Udhigay Maleeshiyaad

daajis.com:- Magaalada buuhoodle ayaa subax nimadii saaka ku waa bariisatay Xaalad Kacsan kadib markii maleeshiyo taageersan maamulka Puntland ay damceen inay ku qabtaan guadaha magaalada buuhoodle munasibada xuska sanad guurada maamulkaPuntland.


Waxaan taasi ka dhiidhiyey shacabka kunool  buuhoodle oo garab sanaya ciidamada maamulka khaatumo, kuwaasi oo soo gaba gabeeyey goobtii ay ka socotay munaasibadani,  Inta la ogyahay waxaa ku dhaawacmay halruux oo haweena oo ay rasas si arxan daro ah ula dhacay ciidamo katirsan maamulka puntland.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada