daajis.com:- Magaalada Kismaayo Waxaa ka socoda Shirk Saaka bilawday kaas oo lagu ansixiyey Dastuurka la sheegay in loo sameeyey Maamulka Jubbaland,Sidoo kale Waxay Xubnaha halkaas isugu yidhi dhegeysateen Kud dhawaaqiada qorshaha Cusub ee Maamulkaas ay markale dib ugu dooranayaan Axmed Madoobe Shanta Sano ee Soo socota,Waxaan meesha ka baxay Rajadii dadka Jubbaland ay ka qabeen in wax uun ay hagaagaan,oo qorshaha Siyaasad deegaanka ay wax ku soo kordhanaa.
Suldaan cabdiqaadir Jilba Dheere oo Shirkaas ka hadalay ayaa sheegay in shacbka Jubbaland ay ka bexeen MKG isla Markaan ay xiligtan u gudbeen maraxalada cusub oo maamulkoodu uu yahay mid rasmi ah,waxaan shacabka Jubbaland oogu bisharaynayann in maanta ay gaadheen guushii ugu waynayd.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 02:30 and have

