VIDEO:Axmed Madoobe Waxan rajo ka qabaa Soomaalidu in ay Aniga Igu daydaan+Xogta uu Muuqaalkan

VIDEO:Axmed Madoobe Waxan rajo ka qabaa Soomaalidu in ay Aniga Igu daydaan+Xogta uu Muuqaalkan

daajis.com:- Xafladii lagu qabtay Magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland,waxaa khudabada ka Jeediyey Axmed Madoone oo sheegay in Soomaalidu ay iyaga ku daydaan shirrka Dib u heshiisiinta Soomaaliyana lagu  qabto Magaalada Kismaayo,taas oo uu ku sheegay in ay tahay mida oogu dhaw in Soomaalidu ay heshiiso.




“Anigu Waxaan aaminsanahay in xiligan loo baahanyahay in dadka Soomaaliyeed ay qadaan talaabo Wax ku ool ah dhanka Siyaasada,waxaan fican in wax badan ay anaga nagaga daydaan,Kismaayo ay noqotaa xarunta Dib u heshiisiinta Soomaaliya”ayuu yidhi Axmed Madoobe oo aad u qosalaya kuna faraxsana hawsha Ksimaayo maanta ka socotay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada