daajis.com:- Sidii aan la soconay Profer Axmed Ismaaciil Samatar,ayaa wareysi siiyey Tvga Unversal Wareysigaas oo ahaa mid aad u dheer,ayuu kagaga hadalay,Xaalada Siyaasada Soomaaliya,wuxuun taabtay Xaalada adage e dalka Soomaaliya ka jir iyo kuwa aan ka jirin intaba.
Waxaa Waresigaas si Qodob Qodob ah u dul istaagay Aqoonyahan Soomaaliyeed oo Jawaab ka siiyey Axmed Ismaaciil Samatar, Maxamed Cabdullahi Obsiiye ayaa sheegay in Axmed oo ku fududaaday sida uu jawaabaha ooga bixiyey wiixii uu ka sheegay Xaalada Soomaaliay,wuxuuna Sheegay in waxbadan oo jira iyow axaana jirin intaba uu ka sheegay Soomaaliya.
“Isbadalka shaqsiyadiisa,dadka Soomaaliyeed ee dagan gobolada in uu ku dabaqo ma ah,waana Waaib Saaran in dadka Soomaaliyeed ee dagan dhulkaas ay noqodaan kuwa iyagu doonayan wax ay rabaan in hirgaliyaan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 00:30 and have

