daajis.com:- Doodan waxa lagu qabtay madasha60 oo ka mid ah baraha lagu lafa guro arimaha Soomaaliya, waxa ka qayb qaadanya lix xubnood oo kala matalaya maamulada Khaatumo State, Jubbaland iyo Puntland, waxana diiradda lagu saaraya doorkii dhexdhexaadnimo ee maamulka Jubbaland ku lahaa labada maamul ee kale oo meesha ka baxay iyo la safasho dhanka PL ah.
Doodu waa barnaamijkii Xaashi iyo xogta Madasha 60 waxana xubnahani ay yeelayaan dood kulul oo ku dhisan waaqaca haatan ka jira deeganadaasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 22:00 and have
