Daawo Video Baarlamaaka Soomaaliya oo Fooda isla Galay iyo Mooshinkii oo Laga Dooday (MUUQAAL)

Daawo Video Baarlamaaka Soomaaliya oo Fooda isla Galay iyo Mooshinkii oo Laga Dooday (MUUQAAL)

daajis.com:- Barnaamijka kulanka  todobaadka ee ka baxa  Telefishinka Qaranka ayaa Maanta looga hadlay Mooshinka xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay ka keeneen Madaxweynaha Dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.


Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa oo ka qeybgalay  Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre Oo ka mid ah Xildhibaannada Mooshinka ka keenay madaxweynaha oo eedeymaha u jeediyay oo ka hadlay qodobada ay u cuskadeen mooshinka, Xildhibaanad Khadiijo Maxamed Diiriye oo iyana ka soo horjeeday mooshinka kuna sifeysay in xiligan muhiim uusan u eheyn dadka iyo dalka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada