DAAWO VIDEO:- Dil la Yaab leh oo Maanta ka Dhacay Dalka Burundi

DAAWO VIDEO:- Dil la Yaab leh oo Maanta ka Dhacay Dalka Burundi

daajis.com:- Sarkaal katisanaa ciidamada Sirdoonka ee dalka Burudi oo lagu magacaabo General Adolphe Nshimirimana ayaa waxaa maanta la weeraray isa gaari ku marayay wado ka mid ah wadooyinka waaweyn ee magaalada Bujun-Bura, waxaana dilkiisa loo adeegsaday gantaalka garabka laga tuuro.

Wakaaladda Wararka Faransiiska (AFP), ayaa Sheegtay in goobjoogayaal ay arkayen dilka Sarkaalka oo loo adeegsaday gantaalka garbaha laga tuuro.


Sarkaalkan, ayaa si xun ugu waxyeeloobay gantaalkii lala beegsaday, iyadoo uu daqiiqado ka dib u geeriyooday dhaawacii culuslaa ee ka soo gaaray weerarkaasi.

Warbaahinta Burundi ayaa qortay in dilka Sarkaalkaasi uu u muuqday mid qorsheysan, ka dib markii maalmo ka hor uu ereyo ad adag Warbaahinta u mariyay Madaxweynaha Burundi, Pierre Nkurunziza.

Hadalkii uu Jeediyay intaan la dilin kahor



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada