DAAWO: Fulaynimada Askarigaan ka tirsan Booliska dalka Ingiriska

DAAWO: Fulaynimada Askarigaan ka tirsan Booliska dalka Ingiriska

daajis.com:- Askari ka tirsan Ciidamada Booliska ee dalka Ingiriiska, ayaa qaaylo dhaamiyay kadib markii uu weerar halis ah kala kulmay Nin caraeysan oo Midi ku hubaysan.

Askarigaan ayaa ninka ku yiri “dhig Midida” laakiin taasi ma dhicin oo ninku waxa uu si toos ah u soo abaaray askarigaasi.

Booliska ayaa ka jawaabayay dhibaato qoys oo laga codsaday inay soo faro galiyaan.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada