daajis.com:- Muqdisho oo ah hooyada magaalooyinka Soomaaliya, waxay caan ku tahay ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo dhowr qeybood u kala baxa, waxayna kulmin jirtay bulsho kala dhaqan iyo ciyaaro kala duwan.
Sanadihii u danbeeyay ee Muqdisho kasoo kabsatay burburkii dagaalada sokeeye, waxaa dib u usoo kabsaday hiddihii iyo dhaqankii lagu yaqiin Muqdisho, iyadoo hadda ay marti gelisay dhaqamo, suugaan iyo ciyaaro kala duwan oo gobolada dalka laga ciyaaro.niiko-xamar
Bandhig dhaqameedyada lagu dhiiri gelinayo dhaqanka iyo nabadda oo kor loogu qaadayo dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida ayaa lagu qabtaa degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana kaalinta koowaad kaga jirto degmada Boondheere oo caan ku ah ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka ee niikada iyo degmada Waaberi oo soo labels.
Kooxda Degmada Boondheere
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 09:07 and have
, Published at