Sarkaalkii Lagu Dilay Hotel Jazeera oo Maydkiisa Laga Dejiyay Dalka Shiinaha (VIDEO)

Sarkaalkii Lagu Dilay Hotel Jazeera oo Maydkiisa Laga Dejiyay Dalka Shiinaha (VIDEO)

daajis.com:- Sarkaalkii u shaqaynayay safaaradda dalka Shiinaha ay ku leedahay Soomaaliya ee ku geeriyooday qaraxii lagu weeraray Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho, ayaa waxaa xalay laga dejiyay magaaladii uu ka soo jeeday ee Shandong ee dalka Shiinaha.

Sarkaalkan oo lagu sheegay inuu waardiye ka ahaa safaaradda ayaa u geeriyooday dhaawac halis ah oo kasoo gaaray dhinaca hore ee jirkiisa.


Danjiraha dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. Wei Hongtian ayaa sheegay inaysan ka bixi doonin dalka Soomaaliya weerarkan awgiis, ayna garab istaagi doonaan Dowladda Soomaaliya sidii ay u hanan lahayd amnigi guud ee dalka.

Hoos Ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada