XOG:- Akhri Warqad Banaanka Keentay in Somalilan Xamar laga Maamulo Cadaymo!!!

XOG:- Akhri Warqad Banaanka Keentay in Somalilan Xamar laga Maamulo Cadaymo!!!

daajis.com:- Maamulka Hargaysa oo Dadkiisa u sheega in ay ka Madax Banaan yihiin Dawlada Soomaalia ayaa Markii ugu Horaysay Warqad la helay Waxay iftiiminaysaa in Maamulka Siilaanyo toos u Hoostago Dawlada Somalia.

Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Maamulka Hargaysa ugu Magacaaban Wasiirka Madaxtooyada ayaa Warqadan oo uu isagu Diray Waxaa uu kaga Codsanayey Dawladaa Soomaaalia in ay ka Caawiso heshiiska Hay.add imaarat-ka ah oo Mashaariic ka fulinaysay Deegaanka Maamulka Siilaanyo.

Waa Markii ugu Horaysay oo Mamulka Hargaysa ku dhiirado inuu Dadkiisa uu Beenta ka Buuxiyey si hoose uu ugu Soo Bandhigo Xaqiiqda ah in ay Dawlada Somalia hoos Tagaan.
Document 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada