WAR WAR Deg Deg ah:-Kooxa Hubeysan Oo Nabadon Caan ah Ku Dilay Magaalada B/weyne

WAR WAR Deg Deg ah:-Kooxa Hubeysan Oo Nabadon Caan ah Ku Dilay Magaalada B/weyne


daajis.com:- Kooxa hubeysan ayaa gordhaw Xaafada howldaag ee Magaalada b/weyne ku Toogtay Alla ha u naxariiste Nabadoon Cumar Sheekh Cabdi waaxid {Reys} oo kamid ahaa Odayasha dhaqanka Gobolka Hiiraan.

Nabadoon Cumar Sheekh Cabdi waaxid {Reys} ayaa waxa togtay laba nin oo ku hubeysan Bostolada xili uu socday xaafada H/wadaag iyagoona goobta ka baxsaday.

Dilka kadib Ciidamada Dowlada ayaa gaaray halka lagu dilay nabadonka Geriyoday waxana socda baaritaana ku aadan cida ka dambeysan Dilka Alla ha u naxariiste Nabadon Cumar Reys kamid ahaa nabadonada dhaqank ee Gobolka Hiiraan.


Waxii Warar ah ee ku saabsan Dilka Nabadonka Kala Soco Warar kena Dambe:-

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada