Daawo:- Booliiska Puntland Oo Qatiyaan Ka Taagan Caruurta Boosaaso

Daawo:- Booliiska Puntland Oo Qatiyaan Ka Taagan Caruurta Boosaaso

daajis.com:- Taliska qeybta booliska gobalka Bari ayaa sheegay in ay qaati ka taagan yihiin carruurta magaalada Bosaso, kadib markii carruurtaasi magaaalada iyo shacabka ay ku abuureen qal-qal dhinaca amniga ah.

Taliyaha qeybta booliska gobalka Bari gaashanle sare Cabdixakiin Yuusuf Xasan ayaa sheegay in ay jiraan cabasho badan oo ka timid dadka reer Bosaso, taasi oo ah in carruurta magaalada dadka ku abuureen cabsi iyadoo adeegsanaya baaruud dhawaaqeedo u ekyahay sida xabadda.w

Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada