DAAWO: Dhalinyaro ka bad baaday Xasuuqii Liibiya oo La Waraystay (VIDEO)

DAAWO: Dhalinyaro ka bad baaday Xasuuqii Liibiya oo La Waraystay (VIDEO)

daajis.com:- Labo dhalinyaro ah oo ka badbaaday xasuuqii ka dhacay xeeb ku taal dalka Liibiya, ayaa lagu waraystay xero ay ku jiraan qaxootiga doonya inay ka sii tahriibaan dalka Liibiya.

dhalinyaradani la waraystay ayaa sheegay inay ka badbaadeen xasuuqa kadib markii ay qaateen diinta Islaamka, sheegayna in saaxiibadood ay diideen inay muslimaan, ka dibna la gowracay.

Arintan ayaa ka dhacday dalka liibiya 21 bishii abriil ee isla sanadkan, iyadoo ay dhacdadani Dowladda Dalka Liibiya ay cambaaraysay .

Halkaan Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada