daajis.com:- Xildhibaanada, Aqoonyahanka, waxgaradka iyo Siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya ayaa wax laga Xumaado ku tilmaamay Shirkii dhowaan magaalada Muqdisho ay yeesheen Madaxda Dawlada iyo qaar kamida maamul Goboleedyada Soomaaliya.
Xildhibaan Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed ayaa wuxuu sheegay inuu Shirkaasi ahaa mid Xaaraan ah, Wixii kasoo baxayna aysan noqon doonin wax midho dhal-ah “Hal Xaaraan ah Nirig Xalaal ah ma Dhasho, Wuxuu sidoo kale Sheegay in koonfurta Soomaaliya ay Hormuud ka tahay kala goynta umada Soomaaliyeed, Wuxuuna sidoo kale xusay inaan maamuladii iyo waxgaradkii u taagnaa midnimada Soomaaliya ee Gobolada Waqooyi wax talo gelin iyo Tixgelin midna aan la siinin.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at