MUUQAAL NAXDIN LEH:- Nin Xaaskiisa Ka Bedalay Wejiga!!

MUUQAAL NAXDIN LEH:- Nin Xaaskiisa Ka Bedalay Wejiga!!

daajis.com:- Waxaa aad loo daawanayay Video aad u naxdin badan dadkii daawanayayna ay ku tilmaameen mid argagax leh waxaana ka muuqday nin naagtiisa acid wajiga kaga shubaya, mid ka mid ah wadooyinka Thailand iyadoo waliba wakhtigaa la joogo ciideedii dhalashada .

Video-ga waxaa ka muuqanaya gabadh wadata ilma yar oo uu garab taagan yahay nin kale ;waxaase si lama filaan ah meel luuq ah uga soo baxay ninkeeda wuu usoo dhawaaday kadibna wajiga uu kaga shubay biyaha loo yaqaano biyaha Naarta ama Acid.

Markii Acid-ka uu ku shubay naagtu aad ayay u boodbooday xanuunka awgee, ninkuna socodkiisa ayuu iska sii watay isagoo aad mooddo inaanuu waxba samayn .

Ugu dambayn ninkii waa la qabtay isla markaana xabsiga la dhigay , waa sida ay sheegaan dadkii Video-gan faafiyay

RIIX HALKAAN SI AAD MUUQAALKA U DAAWATO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada