daajis.com:- Hoteelkii ugu waynaa dalka Soomaaliya ee Curuba ayaa waxaa la rajaynayaa in goordhow lagu bilaabo dib u dayactir.
Hoteelkan ayaa ku jiray Hoteelada ugu caansan ee magaalada Muqdisho, waxuuna sanad walba martisoori jiray Dalxiiseyaal badan oo ka yimaada Dalka Dibadiisa iyo gudihiisaba.
Dowladda Federaalka ayaa hoteelka waxa ay u raadinaysaa Maalgashato dib u dhiska wax kabixiya, iyadoo lacagta dib u dhiska lagu qiyaasay ilaa 60-milyan oo Doolar.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:12 and have
, Published at