Daawo Israa’iil oo weerartay masjidka barakeysan ee Al Aqsa

Daawo Israa’iil oo weerartay masjidka barakeysan ee Al Aqsa

daajis.com:- Ciidamada Isra’iil ayaa weerar xun ku qaaday masjidka barakeysan ee Al Aqsa xili dad Falastiiniyiin ah ay ku dhex cibaadeysanayeen gudaha masjidka ee magaalada Qudus.

Rasaas iyo sunta dadka ka ilmeysiisa ayay ku dhex tuureen Masjidka gudahiisa oo ay ku sugnaayeen dad badan oo cibaadeysanayay.

al-aqsa_6Weerarkaan ayaa yimid maalin ka hor inta uusan bilaaban dabaal dega sanadka Yuhuuda.

Falastiniyiinta ayaa waxay sheegeen in masaajidka ay soo galeen ciidamada Yuhuuda isla markaana ay waxyeelo gaadhsiyeen.

hoose ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada