daajis.com:- Labo wiil Mataano isku dheganaa oo shan sano jir ahaa ayaa qaliin qaatay 18 saac waxaa lagu guuleystay in mid ka mid ah la badbaadiyo, halka midka kale uu nasiibkiisa noqday inuu dhinto.
Arthur and Heitor Rocha ayaa waxay ku dasheen Bahia oo ka tirsan dalka Brazil, waxay wadaageen caloosha, kaadi haysta, beerka iyo xubnaha taranka.
Arthur and Heitor Rocha oo isku dhegan ka hor intaan qaliinka lagu sameyn
Waalidiinta labada caruur ee mataanaha isku dheganaa ayaa waxay muujiyeen dareen adag ka hor inta aysan qaadan go’aanka caruurtooda lagu badbaadinayay.
Heitor Rocha oo ka badbaaday qaliinka balse walaalkiis ku waayay oo xaaladiisa wanaagsan tahay
HALKAAN KA DAAWO VIDEO GA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at