daajis.com:- Baraha ay bulshadu ku wada xiriirto ayaa lagu faafiyay maalintii shalay Video uu ka muuqdo qof xaaji ah oo dawaafaya kacbada isagoon wax luga ah lahayn oo curyaan ah , isagoo waliba adeegsanaya gacantiisa bidix oo kaliya isla markaana ay ka go’an tahay inuu xajiyo dadkana la tartamo waxwalba haku qaadatee.
Qofka duubay Video-gan ayaa waxa uu samaynayaa takbiir iyo tasbiix, isagoo aad ula yaaban waxa ay indhihiisu qabanayaan ee hortiisa ka muuqda , dadaalka iyo dhiiranaanta ku jirta Ninkaa curyaanka ah ee
RIIX HALKAAN SI AAD MUUQAALKA U DAAWATO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at