Daawo: Nin kamid ah Xujaayda Carafo jooga oo Hooyadii Muslintay oo farxad u dhiman gaadhay

Daawo: Nin kamid ah Xujaayda Carafo jooga oo Hooyadii Muslintay oo farxad u dhiman gaadhay

daajis.com:- Xaaji Ka Mid ah xujaajtii reer Filibiin ee waajibaadka xajka gudanayay ayaa farxada hooyadii oo muslimtay awgeed ku suuxi gaadhay, sida wakaaladaha wararku baahiyeen, xaajigan dhalinyarada ah ayaa hooyadii u duceeyay, ka dibna kula hadlay telefoon isagoo carafo ku sugan, waxaanu ka codsaday inay Islaamto ka dibna deg deg ayay uga yeeshay.

HALKAN KA DAAWO WIXII DHACAY



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada