Daawo: Ramos oo Garabku kala baxey iyo mudada uu maqnaanayo

Daawo: Ramos oo Garabku kala baxey iyo mudada uu maqnaanayo

daajis.com:- Real Madrid ayaa waxaa ay xaqiijisey in daafaceeda Ramos uu garabka kala baxay kulankii xalay ay la ciyaareen kooxda Shakhtar Donetsk.

Real Madrid ayaa waxaa ay xalay waxaa ay la ciyaartey kooxda Shakhtar kulan ku tirsan Champions League-ga waxaana ay ku adkaatey 4gool iyo waxba.

Haddaba waxaa kulankaasi kaga dhaawacmey xiddigooda kabtanka u ah ee Ramos oo la filayo in uu garoomada ka maqnaan doono mudo ku siman bil.

“Marka aan caafimaado ayaa dib ugu soo laaban doonaa kooxda” ayaa Ramos Qoraal uu Twitterka soo dhigey ku yiri.

sergio ramos injury


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada