daajis.com:- Macalinka kooxda Kubada Cagta Real Madrid Rafael Benitez ayaa sheegay in aan wax dhibaato ah dhex ool isaga iyo Xidiga uu Macalinka u yahay ee Cristiano Ronaldo waxaana uu aad ugu Mahad celiyey kadib markii uu Xalay 3 Gool u dhaliyey naadigiisa
Rafael Benitez ayaa amaan kala dul dhacay Cayaryahanka dalka Portugal Cristiano Ronaldo kaas oo uu kutilmaamay inuu yahay Xidiga ugu fiican Caalamka oo dhan.
cristiano Ronaldo vs Rafa Benitez
Hogaamiyaha dalka Spain ayaa beeniyey Warar ay qoreen Wargeysyada Caalamka oo ahaa in uu diidey dhihida Ronaldo waa Laacibkii ugu fiicanaa ee aan Macalin u noqdo balse hadal kaas ka duwan ayuu yiri Xalay oo ah isaga ayaa ugu fiican dunida.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:00 and have
, Published at