DAAWO SAWIRADA:-Neef ido ah oo ka yaabsaday dhakhaatiirta Australia oo cunista hilibkiisa laga digay

DAAWO SAWIRADA:-Neef ido ah oo ka yaabsaday dhakhaatiirta Australia oo cunista hilibkiisa laga digay

daajis.com:- Kaamiradaha caalamka ayaa waxa ay mar qura qabteen Neef ido ah oo lagu xanaaneeyo Mooro ku taal dalka Australia.

Neefkaani ayaa ah midka ugu dufta badan marka loo eego neefafka kale ee loo yaqaan idaha.

Dufka oogadiisa saaran ayaa waxaa culeyskeeda lagu sheegay 40 kg. Xaalaadiisa caafimaad ayaa laga deyriyay neefkan iyadoona ay dhakhaatiirtu ku taliyeen in dufta laga jaro.

Dhakhaatiirta ayaa sidoo kale ka digtay in hilibkiisa loo adeegsado cunis kadib markii ay sheegen in Hilibka uusan aheyn mid caafimaad qaba.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada