daajis.com:- Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa gaari lagu soo xiray Walxaha Qarxa oo ku qarxay agagaarka Buundada Ansalooti ee Degmada Xamarjajab Gobolka Banaadir.
Qoyska Injineerka ayaa sheegay in Siidow Cusmaan Cali uu ka shaqeynaayay dhismooyinka Madaxtooyada Somalia, waxaana miinada loogu xiray xili uu gaariga hooygiisa ku baakinaa.
Injineerka ayaa waxaa isbitaalka la geeyay isaga oo dhaawac ah, waxa uuna markii danbe ku dhintay Isbitaalka Darushifa ee Magaalada Muqdisho.
Injineerka ayaa la sheegay in mudooyinkaani danbe loogu goodinaayay in la kharijinaayo, haddii uu isaga bixi waayo shaqooyinka dhismo ee uu u hayay Madaxtooyada.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 11:00 and have
, Published at