Daawo: Maxamed Amerika oo ka hadlay Hankiisa Madaxwaynaha ee Doorshada Soomaaliya iyo Ninkii Gabadhiisa diley

Daawo: Maxamed Amerika oo ka hadlay Hankiisa Madaxwaynaha ee Doorshada Soomaaliya iyo Ninkii Gabadhiisa diley

daajis.com:- Tv-ga Universal ayaa waraysi dhinacyo badan Taabanaya wuxuu la yeeshay Safiirkii hore ee Soomaaliya dalka Kenya Maxamed Cali (Ameriko), Wuxuu ugu horayn ka hadlay Sararkii uu dhowaan Safiir Ameriko uu ku maray qaybo kamid ah Gobolada Dalka Soomaaliya.


Waxaa wax laga waydiiyey Hankiisa Lagu Tuhun san yahay ee Musharax Madaxwayne Doorashada Soomaaliya iyo Dhacdadii Ninkii dilay Gabadhiisa ee Horyimid kadibna uu Cafiyey.


HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada