VIDEO: DADKAA JUBALAND KUNOOLI waxay gaadheen dantooda” Fanaaniinta NORTH America oo Wacdaro ka dhigay

VIDEO: DADKAA JUBALAND KUNOOLI waxay gaadheen dantooda” Fanaaniinta NORTH America oo Wacdaro ka dhigay

daajis.com:- Fanaaniinta Soomaaliyeed ee North America  ayaa waxay soo saareen Muuqaalka Hees cusub oo loogu talagalay maamul Goboleedka soomaaliyeed ee Jubaland, Xili dhowaan Madaxwayne Axmed Madoobe Lagu Caleemo saaray magaalada Kismaayo.

Erayada heesta ayaa waxaa kamid ah “Dadkaa ‪Jubbaland ku nooli, waxay gaadheen dantooda, Dastuur qoran baa u yaalla, Dareen shacab baa hagaaya, Xaxay doorteen hoggaane, Allow nabad lagu dakeeyo”

Sidoo kale Qaybaha kale ee Heeska ayaa waxaa Lagu soo qaadanayaa deegaanada Jubaland iyo Barwaaqada  “‎Kismaayiyo dacaladeeda, Degaan wacan joogisteeda, Xeebaha ku dalxiisidooda, Dalaga beeraha qurxooniyo, Dunyada dhaqan xolaheeda”



HALKAN KA DAAWO VIDEO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada