daajis.com:- Odayaasha ugu caansan magaalada Berbera ayaa sheegay in dadka Berbera aysan Siilaanyo u ogolaan doonin inuu wareejiyo Dekedda iyo Haamaha Shiidaalka, waxayna sheegeen in dadka reer Berbera ilaashanayaan kaabayaasha dhaqaalaha Islamarkaana aysan ogolaan doonin in magaalada laga wareejiyo oo gacan gaar ah ay gasho.
“Haamaha Shiidaalka, iyo Dekeda oo iyana wareejin lala damacsan yahay waxay ila tahay meesha dadbaa ku nool oo alle ku abuuray mana yeelayaan in siilaanyo ku takri falo”, ayuu yiri oday Xasan Libaax.
Dhinaca kale wuxuu amaan ujeediyey Cabdiraxmaan Cirro oo uu sheegay inuu yahay nin hor istaagey boob lagu hayey hantida umadda.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 08:00 and have
, Published at