daajis.com:- Iyadoo xiligan diyaar garow loogu jiro Ciidul- Adxaa ayaa waxaa magaalada Bosaaso laga dareemayaa dhaq-dhaqaaq ganacsi oo xoolaha nool loogu iib geynayo wadamada Carabta oo xiligaan xoolaha nool ka qaata Soomaaliya.
Xalay kaliyah dekadda Bosaso waxaa ka dhoofay markab siday 60,000 oo neef, kuwaasi oo dhammaantood ahaa Adhi.
Xooolahaasi waxaa loo rarayaa wadamada Khaliijka Carabta waxa ayna qeyb ka yihiin xoolo badan oo laga dhoofinayo marsada Bosaso.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 07:00 and have
, Published at