DAAWO:- Madaxa Shirkadda BMW Oo Afka Dhulka daray isagoo Hadlayey

DAAWO:- Madaxa Shirkadda BMW Oo Afka Dhulka daray isagoo Hadlayey

daajis.com:- Madaxa fulinta shirkadda soo saarta baabuurta raaxada ee BMW, Harald Krueger ayaa xili uu ku guda jiray shir jaraa’id oo caalamka laga wada daawanayay ayaa mar kaliya dhulka ku dhacay, isagoo ay kusoo booday qandho wareer u keentay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Harald Krueger oo ka hadlayay soo bandhigida baabuurka ugu danbeeyay BMW ay soo saarto iyo kordhinta adeegyada shacabka ee shirkadda BMW qorsheyneyso in ay soo saarto, hase ahaatee daqiiqadii ugu horeysay marka uu hadlay ayaa mar kaliya uu dhulka ku dhacay, waxaana kusoo orday labo ka tirsan shaqaalahiisa oo dhulka ka qaaday.

DAAWO MUUQAAL



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada