daajis.com:- Waxaa xaalad adag ku sugan xubnaha qaybta ka ahaa Jabhadii SNM (Somali National Movement) oo mid ahayd Jabhadihii dhibaatada iyo Bur-burka u horseeday Umada Soomaaliyeed ee maanta 25-sano Dawlad la’aanta ah.
Xubnaha oo shir ku qabtay magaalada Hargeisa ayaa ka dayriyey xaalkooda, waxayna sidoo kale eedayn iyo dhaliin usoo Jeediyeen Horjoogaha maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo oo qayb ka ahaa, Markii uu xilka ka qabtay maamulkaasina dhabarka u jeediyey.
Sidoo kale mid kamida Xubnaha goobta ka hadlay ayaa sheegay inay Dhibaatada la qabaan ciidamada maamulka Somaliland ee ku sugan Bariga ( kuwa ku duulay Deegaanada Khaatumo) wuxuuna sheegay in markay shaqada laga fadhiisiyo marka xaalkoodu meel xun uu gaadho “Kuwa maanta dagaalamaya Ninka Bari Guntii ay TB- ku qabato waa la Ruqseeyaa, Kuwii hore usoo dagaalamay isaga warkiisa iska daa”
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:00 and have
, Published at