daajis.com:- Soomaalida ku dhaqan dalka South-Afrika ayaa ah dadkii ugu badnaa oo ay waxyeelada kasoo gaartay qul-qulatooyinkii ugu danbeeyay ee ka dhacay dalkaasi South Africa.
Dadka Soomaalida oo ah dad aad ugu fir fircoon ganacsiga, ayaa waxa ay ganacsiyo ka furteen magaalooyinka yar yar iyo kuwa waaweynba, iyagoo isku dayaya inay buuxiyaan baahida loo qabo dukaamada yar yar.
Hoose ka Daawo
Ganacsatada Qaar oo ganacsigooda ku bilaabay dukaamooyin yar yar ayaa hadda wax ay leeyihiin, super market-yo waaweyn oo ay ka shaqeeyaan dad badan oo Soomaali iyo South-africanba isugu jira.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 22:00 and have
