daajis.com:- Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa haatan ku sugan kumanaan Qoysas Soomaali ah oo dalka dib ugu soo laabtay qaarkoodna fasaxa xagaaga ee ku qaadanaya Dalkooda.
Xeebta Liido ayaa aad u buux dhaafto maalmaha nasiinada sida maalinta Jimcaha, Ayadoo aad arkeeyso kunanaan u soo damaashaad tagay oo ku qaadanaya fasax aad u raaxo badan.
Nala daawo muuqaalkaan aadka u qurxoon ee laga soo duubay.
HALKAAN KADAAWO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at