Fadeexo:- Dhaqtar Kenyan ah oo laga Duubay Kaamerada Qarsoon Isagoo…(VIDEO)

Fadeexo:- Dhaqtar Kenyan ah oo laga Duubay Kaamerada Qarsoon Isagoo…(VIDEO)

daajis.com:- Dhaqtarkan Kenyanka ah oo la magac baxay Dr Mugo ayaa ahaa dhaqtar qaabilsan haweenka ( gynaecologist ).

Dhaqtarkan ayaa waxaa lagu helay inuu faraxumayn u gaysto haweenka xaruntiisa yimaado, isagoo dumarka siiyo daroogo mudo sacado ah qadka ka saarta ka dibna faraxumayn ugaysto.

Haweeneey ka mid ah haweenkii uu fara xumeeyay ayaa dareentay in la faraxumeeyay, waxayna go’aansatay inay kaamarada qarsoon kaga duubto howlaha uu dhaqtarkani qabto, waxaana rumoowday wixii ay ka cabsi qabtay.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada