Halista la hadal hayo ee ka dhalan karta Haddii qofku uu 6 xabbo oo Muus ah cuno

Halista la hadal hayo ee ka dhalan karta Haddii qofku uu 6 xabbo oo Muus ah cuno

daajis.com:- Hore ayaa loo yidhi cunista Muuska badani waa halis, xitaa waxaa la sheegay in hadaad lix midha oo muusa aad mar wada cunto inaad u dhiman karto .

Haddaba odhaahyadani run ma noqon karaan ?

Muusku waxa uu ka mid yahay khudradaha adduunka ugu caansan, oo ay ka buuxdo faytamiino iyo macdano ,

Haddaba sheekadan in muuska lagu dhiman karo waxa aad u faafiyey ninka majaajilste ah ee lagu magacaabo Karl Pilkington,


Haddaba sida ay sheegeen Khubarada xaga cuntadu, waxaa muuska ku badan walaxda la yidhaa Potassium, oo jidhkeenu u baahan yahay sida ay sheegtay Catherine Collins, oo ka tirsan St George’s Hospital ee London, Potassuim waxay wax badan katartaa wad shaqaynta qaybaha kala duwan ee jidhka taas oo muuska laga helo.

Haddab muuska waxa ku jira walxo shuuca nukleeriga ah leh o aan aad u badanayn oo aan dhibaato u lahayn cafimaadka iyo nolosha qofka toona.

Mana jirto dhibaato gaara oo muusku leeyahay.

Lakiin dadka kalyo xanuunka lihi waa inay ka fogadaan khudradaha Potassium ay ku badan tahay sida muuska inay aad u cunaan 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada