Horyaalka Serie A-ga oo soo kordhinaya kaar Cagaar ah , yaa la siin doonaa ?

Horyaalka Serie A-ga oo soo kordhinaya kaar Cagaar ah , yaa la siin doonaa ?

daajis.com:- AUGSBURG, GERMANY – FEBRUARY 01: The referee show the Yellow card during the Bundesliga match between FC Augsburg and TSG 1899 Hoffenheim at SGL Arena on February 1, 2015 in Augsburg, Germany. (Photo by Alexander Hassenstein/Bongarts/Getty Images)

Horyaalka Talyaaniga ah ee Serie A-ga ayaa noqon doona kii ugu horeeyey ee adeegsada kaarka cagaarka ah.

Kaarkan ayaa lagu bixin doonaa ciyaar wanaag madaama ay hore u jireen digniin iyo mid ciyaarta la’isaga saaro.

Hadiiba uu jiro mid ciqaaba, maxaad iidaya in la keeni kii abaal-marinta?

Masuuliyiinta horyaalka Serie A-ga ayaa arintan uga gol-leh sidii meesha looga saari lahaa falalka foosha xun sida qaladaadka badan iyo in aysan soo laaban wixii uu Luis Suarez ku sameeyey Chielini koobkii aduunka 2014.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada