Jose Mourinho” Aniga Cadaadis ima saarna ee Waxaa Cadaadis Saaranyahay Qaxootiga yurub soo galay

Jose Mourinho” Aniga Cadaadis ima saarna ee Waxaa Cadaadis Saaranyahay Qaxootiga yurub soo galay

daajis.com:- Macalinka Kooxda Kubada Cagta Chelsea Jose Mourinho ayaa sheegay hadal aad uga yaabiyey dadka Caalamka kadib markii uu Waraysi siiyey BBC Sports Hadalkaas oo ahaa aniga Wax cadaadis ah ima saarna ee Waxaa cadaadis iyo Guryo la aan haysaa dadka Tahriibka kusoo galay yurub ee Qaxootiga ah.

Jose Mourinho ayaa ku dhex jira Mawjadu Guuladrooyin ah waxaana sidoo kale Naadiga uu hada Macalinka u yahay ugu dambeysey in ay shanta kulan ee u horeysa ay yeeshaan 4 dhibcood keliya Sanadkii 1986 dii.

Hogaamiyaha u dhashay dalka Portugal ayaa iska fogeeyey in Hadalo kasoo yeerayey Taageerayaasha Garoonka Everton kuwaas oo ku dhawaaqayey Subixii waxaan sugeynaa in lacayriyo Mourinho taas oo aan dhicin.

Sidoo kale Macalinka Chelsea ayaan wax weyn kasoo qaadin Taageerayaasha Everton oo aad ugu Jees jeesey Gaar ahaan qaabkii uu u dheeley John Stones oo ahaa mid aad usoo jiitey cid walba oo daawartay Kulankii Everton iyo Chelsea isaga oo yiri Stones Maaha daafaca koowaad ee Caalamka umana dheelo Real Madrid Barcelona Chelsea iyo Juventus midna ee wuxuu joogaa Everton.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada