VEDIO” Maxaa Fartaag & Cabdi Kaliil ku dhexmaray Garbahaareey+Shacab badan oo..

VEDIO” Maxaa Fartaag & Cabdi Kaliil ku dhexmaray Garbahaareey+Shacab badan oo..

daajis.com:- Madaxweyne kuxigeenka maamulka Jubba Land Cabdulaahi Ismaaciil Fartaag,ayaa gaaray magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo,halkaasi uu ku sugan yahay Max’ed Cabdi Kaliil gudoomiyihii hore gobolkaasi, halkaas gaadhay xili socodaalkiisu uu ahaa mid Xasaasi ah.

Hoose ka Daawo


Soo dhawayn loo sameeyey kadib Waxaa magaalada ka socoda Kulamo ay yeesheen Saraakiisha iyo Waxgaradka Garbahaaray,waxaanalagu wadaa in Maxamed Cabdi Kaliil lagu qanciyo in uu ku biro Maamulka Jubbaland uuna u anbo baxo dhanka Magaalada Kismaayo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada