MUUQAAL: Wafdi ka socda maamulka khaatumo oo soo gaadhay Xadha-dhan

MUUQAAL: Wafdi ka socda maamulka khaatumo oo soo gaadhay Xadha-dhan

daajis.com:- Wafti isugu jiray Wasiiro, xildhibaano iyo Masuuliyiin ka tirsan maamulka Khaatumo ayaa gaadhay magaalada Xadhadhan ee Gobolka Cayn, Iyadoona Lagu soo dhoweeyay Meel ka baxsan magaalada.


Xildhibaan yaasiin axmed Cali yaasiin oo isagu ugu horayn madashaasi ka hadalay ayaa sheegay in dadka reer xadhadhan ay yihiin dad lagu yaqaano soodhaweyn iyo rabataan maamulkooda.

waxaa iyana halkaasi kahadlay wasiiro ka tirsan maamulka iyagoo u mahad celiyey sida loogu soodhaweyey magaalada, Sidoo kalana dadka deegaanka ayaa dhankooda uga warbixiyey Xaalada deegaanka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada