daajis.com:- Dagaalka saakay ka dhacay deegaanka Qoriley oo ay iskaga horyimaadeen labada beelood ee deegaankaasi isla dega ayaa ilaa iyo hada laga soo sheegayaa inay ka dhalatay qasaare balaaran oo gaaaraya ilaa 15-Qof oo geeri ah iyo Dhawaaca oo gaaraya 4-Qof, sidoo kale waxaa lagu kala qabsaday dagaalkani gaadiidka gaashaaman iyadoo qaarna goobtaasi lagu gubay.
Prof. Cali Qallif Galeyr oo ka hadlay dagaalkani ayaa eeda dusha kaga tuuray maamulada Somaliland iyo Puntland, isagoona sheegay in dagaal siyaasadeysan ay Maamuladani dhex dhigeen laba beelood oo walaalo ah.
Halkaan ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:30 and have
, Published at