Rio Ferdinand oo ku dhega hadley Yaya Toure ”Wariye nimadu cadowgaaga xitaa wey kula kulmisaa” + Sawirro

Rio Ferdinand oo ku dhega hadley Yaya Toure ”Wariye nimadu cadowgaaga xitaa wey kula kulmisaa” + Sawirro

daajis.com:- Daaficii hore ee Manchester United Rio Ferdinand ayaa bartiisa bulshada soo dhigay isaga oo waraysi kaqaadaya Xidiga Naadiga Man City Yaya Toure oo u dheela kooxda ay isugu necenyihiin Kooxaha Ingiriiska Naadigii uu u dheeli jirey intii uusan Cayaaraha kafariisan ee Man United.

Waxa sidoo kale Labadaan nin Horay u dhexmaray dagaal shaqsi ah Sanadkii 2012-kii, Kulan Garoonka Man United looga badiyey 2-1 dagaalkaas oo kadibkiis aysan wada hadlin.

Rio Ferdinand oo wariye ka ah BT Sport’ayaa bartiisa Instagram-ka waxa uu soo saaray Sawir isaga oo lajooga Yaya Toure waxa uuna ku qoray ”Taageerayaasha Man United ha ogaadaan in hadaad noqoto saxafi aad lakulmeyso lana hadlayso cadawgaaga Xitaa”.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada