Kulanka Barcelona iyo Atletico M. oo lasoo xiran doono Funaanado qaas ah

Kulanka Barcelona iyo Atletico M. oo lasoo xiran doono Funaanado qaas ah

daajis.com:- Kooxaha dalka Spain ee Todobaadka soo socda dheeli doona Kulanka ugu xiisaha La Liga ee kala ah Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa lasheegayaa in ay Garoonka kusoo geli doonaan Funaanado qaas ah oo loogu tala galay in lagu Taageero qaxootiga faraha badan ee ku dhibaateysan qaarada yurub.

Funaanadahaan oo lagu qori doono Caawi fadlan Qaxootiga ayaa sidoo kale lagu xrdhi doonaa Garoonka Barcelona sidoo kalana TV yada Caalamka ayaa laga soo saari doona si loo helo Caawimaad Muhiim ah.

Qaarada yurub ayaa waxay ladaalaa dhacaysaa qaxooti farabadan oo si tahriib ah ku galay wadamadooda kuwaas oo badankood kategay Africa iyo Bariga dhexe iyada oo kooxo badan oo kubadan oo Kubada Cagta ah ay horey ugu dhawaaqeen in ay Lacag kubixin doonaan daryeelka qaxootiga.

Kooxaha illaa hada is xilqaamay waxaa kamid ah Bayern Munich Roma Celtic Real Madrid FC Porto iyo kooxo kaloo badan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada