Ronaldo oo dumar isneelo ah xayeysiis cusub kula baashaaley iyo Madaxweyne lacag caqliga ka weyn ku xiray (Sawirro)

Ronaldo oo dumar isneelo ah xayeysiis cusub kula baashaaley iyo Madaxweyne lacag caqliga ka weyn ku xiray (Sawirro)

daajis.com:- Madaxweynaha Kooxda Kubada Cagta Real Madrid Florentino Perez ayaa sheegay in hadii kooxda dalka France ee Paris Saint Germain ay doonayaan Cayaaryahanka Cristiano Ronaldo. in ay bixiyaan Lacag dhan  €1billion oo u dhiganta (£728million)

Kooxda Kubada Cagta PSG ayaa siweyn u doon dooneysa Xidiga dalka Portugal waxaana Madaxweynaha Real Madrid uu sheegay in uu aad uga xunyahay dalabka soo laa laabtay ee ka imaanaya Naadiga dalka France.

Cristiano Ronaldo. oo hada 30 jir ah ayaa loo arkaa in uusan u qalmin Lacagta uu dalbaday Madaxweynaha Real Madrid  Florentino Perez balse waxaa jira in loo isticmaali karo beeca Cayaaryahakaan qaab Ganacsi maadaama uu Xiriir la leeyahay shirkado badan oo lacag leh.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada