daajis.com:- Robert Lewandowski ayaa inkastoo uu haatan kula jiro Bayern Munich kaasoo dhacaya bisha June 2019 ayuu wakiilkiisa poo lagu magacaabo Cezary Kucharski sheegaya inuusan hubin inuu xidgaan ku dhameysan doono qandaraskiisa kooxda ree jarmal.
Wakiilkiisa oo saxaafada la hadlayay ayaa yiri “Qorshe ayaan maskaxda ugu hayaa Lewandowski oo ku aadan mustaqbalkiisa. Manchester miyaa ? iyaga ugu horeyn dadka ku soo dhacaya, Barcelona mise Madrid? Waa goobo ku haboon isaga, Spain ayaa ah halka ugu fiican ee kubad lagu ciyaaro”.
Kucharski oo la hadlayay kanalka TVN24 ee kasoo baxa dalka Poland ayaa shaki galiyay mustaqbalka xidiga dhawaan shanta gool ku garaabay kadib marki uu sagaal daqiiqo garoonka ku jiray ee Lewy.
Laakin wuxuu sheegay ineysan haatan jirin sabab uu Lewandowski u codsado in la iibiyo sababtana wuxuu ku sheegay “Munich waa magaalo qof waliba uu jeclaan lahaa inuu ku noolaado, waa magoolo nolosha ku qurxoon”.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 12:04 and have
, Published at