Wax ka baro Faa’iidada ay Qudaarta u leedahay Bani’aadamka Maanta Ku Nool Dunida.

Wax ka baro Faa’iidada ay Qudaarta u leedahay Bani’aadamka Maanta Ku Nool Dunida.

daajis.com:- Waxaa mahad iska leh allah ina abuuray inagoo jirin na barayna wax aan garanayn waxa uu ina soo dajiyay dhulka si aan quud uga raadsano dhir badan ayuu la kulanay insaanka lkn nasiib daro insaanka ma garanain waxa ay tahay mudo kadib ayuu fahmay in la cuno oo waxtar u leedahay waxaana ka mid ah qudaarta iyo fawaakihda hadaba labadooda waa maxay farqiga u dhaxeeya ?

Fawaakihda, aad ayay u macaan yihiin waxaana ku jira sokarta la dhaho (fructose) halka qudaarta ay xoogaa dhanaan tahay, mida kale fawaakihda marka aad soo gurato toos ayaad u cuni kartaa inta badan adoona dab saarin halka qudaarta ay qaarkood kaaga bahan tahay dab in aad ku kariso.

Hadaba ahmiyada ay leeyihiin waa maxay ?

Taasi waxaa cadaynaya aayado badan oo lagu sheegay Qur,aanka oo ka hadlaya basaatiin (Orchards) dhanka Bin,aadamka waxyaalihii uu soo iqtiraacay waxaa ka mid ah:

1:In ay ka hortagaan cuduro badan oo jirka insaanka soo weerara sida cudurada maqaarka


2: Jirka in ay u qaybiyaan vitamins iyo macaadin ( minerals)

3: Candhecerka in ay daawo u yihiin qaarkood

4: Caafimaad kaaga in ay saro u qaadaan aadna noqoto qof jir ahaan dhisan

5: dhiiga insaanka in ay soo celiso ayna siyaadiso

FG: wax waliba dheel dheel uma abuurin allah ee xikmad ayuu ula jeedaa

Kobciye.com Kala soco qaybaha kale insha allah  oo aan kaga hadli doono mid mid qudaarta iyo fawaakihda.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada