Ciidamada Dalka Suuriya oo Bilaabay inay la Wareegaan Magaalooyin Cusub (VIDEO)

Ciidamada Dalka Suuriya oo Bilaabay inay la Wareegaan Magaalooyin Cusub (VIDEO)

daajis.com:- Ciidmadda dalka suuriya oo caawinaad ka helaya kuwa dalka ruushka ayaa bilaabay inay goobo cusub kala wareegaan jabhadda weerarka ku haya Dowladda madaxweyne Asad

Jabhadda Al-nusra oo kamid ah kuwa la dagaalamaya Ciidamada dalka Siiriya, iyagoo ka dagaalama waqooyiga dalka Suuriya ayaa waxaa dhawaan lagala wareegay goobo badan oo muhiim u ahaa.

Jabhadan ayaa waxaa taageero siiya dalka maraykanka iyo Xulufadiisa. iyadoona ruushku uu bilaabay inuu duqeeynmo toos ah u gaysto jabhadani, kuna ee deeyay inay yihii Argagixiso doonaysa inay xukuumadda dalka Suuriya Xukunka ka ridaan.


Dagaalka mudada 5 sano ah ka socda dalka Suuriya ayaa waxa ay xaaladu sii cakirantay kadib markii goobta uu ku soo biiray Dalka ruushka oo taageero siinaya Xukuumadda dalka Suuriya iyo Madaxweyne Asad.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada