Daawo: Haamihii Shidaalka Berbera oo La wareejiyey iyo HAWEENAY ka tirsan Xisbiga Faysal waraabe oo dagaalantay

Daawo: Haamihii Shidaalka Berbera oo La wareejiyey iyo HAWEENAY ka tirsan Xisbiga Faysal waraabe oo dagaalantay

daajis.com:- Waxaa maanta maamulka uu Hogaamiyo Axmed Siilaanyo ku guulaystay Inay Wareejiyaan Haamaha Shidaalka Ber-bera oo mudooyinkii ugu danbeeyay ay hadal hayntoodu ka taagnay magaalada Barbara, waxaana Xubnaha Wareejiyay ay diideen inay la hadlaan Warbaahinta, Sidoo kalana waxaa goobta la dhigay Ciidamo Xoogan.

Intaasi kadib ayaa waxaa gacan ka hadlay uu dhexmaray Haweenayda ugu magacaan Xisbiga Faysal Cali Waraabe magaalada Berbera iyo Wasiir ku xigeen ka tirsan maamulka Somaliland kadib markii ay wax ka waydiisay Haamaha Ay wareejiyeen iyadoo soo Qabatay Shaadka (Kuleetiga/Kaladhka). DAAWO WARBIXIN LAGA DIYAARIYEY.


HALKAN KA DAAWO VIDEO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada